Xuseen Deyr muxuu ku Muteystay Meeqamka Ayy Dawlada Sweden Ku maamustay meeqam Annay wasiirda somaliland Gaadhin W/Q : Nim’aan Adaani Husien

0
377

Waxay Markhaati iyo milada uu tahay Hawlkarnimad iyo Hogaanka toosan ee Xuseen Hore Uu Qaaday Hadab Akhristo Run ahaanti Igma ah Qof Jecelays Eex Qaraabo Kiil Iyo Danno Gaar ah toon balse Husien Aden Cige waa Shaqsi Hawl kar ah isla markaan dhaqankiisa Haboon Isoo jiitay
Haddba waxa ahayd shelay markii uu Gudoonsiyay Mudane ARHE HAMEDNACA oo ah Xildhibaan ka tirsan Aqalka Parliament-ka ee dalka Sweden
Gaar ahaan Xisbiga talada haya ee Social Democrats, oo beryahanba booqasho hawleed ku joogay JSL ayaa wuxuu Wasaarada Arrimaha Dibedda shahaado sharafyo ku gudoonsiiyey xubno ka tirsan Xukuumadda kuwaasoo kala ahaa Wasiiru Dawlaha Arrimaha Dibedda, Afhayeenka Madaxweynaha iyo Agaasimaha Guud ee Arrimaha Dibedda.


Xildhibaanku wuxuu masuuliyiintan si mug leh ugaga mahad naqay sidii wacnayd ee qadarinta lahayd ee ay dalka ugu soo dhaweeyeen isaga iyo weftigii uu hogaaminayey, taasoo isaga ku reebtay xasuus, wanaag iyo inuu Somaliland mar walba u soo hiloobi doono.
Mudane ARHE HAMEDNACA, in kasta oo ay Dawladdiisa Sweden uga digtay imaatinka Somaliland oo uu in muddo ahba rabay inuu booqasho ku yimaado, wuxuu si mug leh uga markhaati kacay arrimo uu in badan Somaliland ka maqli jiray kuwaasoo ah Nabadda, Xasiloonida, Dimuqraadiyada iyo horumarka ay JSL ku talaabsatay taasi oo uu ku hambalyeeyey Shacabka iyo Qaranka Somaliland.
Hadab tan uun maah Ta kaliya ee Xuseen lagu Tilaami karo inuu yahay Shaqsi ka run sheegay Waxa Qabdkiisa Dhanka kale wuxuu sumacda la taaban karro uu ka dhaqan geliyaay hananka tabineed ee madaxtooyada somaliland xagg war saxfadeed taas oo dunida kala midd dhigay isgoo marayaan hababka caalamiga ah ee Tabinta Warar murtiyeedka ka madxtooyoyinka dunid.
Waan kugu Hambaliyanay Marka hore Awardka ama Gallda lagu gudoonsiayay marka xigta waxay Tilmaamaysaa Shaqsiyadaad dhabta Waan dhiiri gelinta dhabta ah
Waxaan ku soo af Meerayaa Qoraalkaygan Kooban Ee Hambaliyad iyo Guubabada is xamaabrsan Aan ugu dirayo Xuseen Aden Cige Dayr.
Waxa Tiriyay Abwaan Hadraawi Wuxuun Yidhi
Waxa lagu habeeyaa
Hiddahaad ku dhaqantiyo
Himiliyo ujeeddo
Waxa lagu hayaanshaa
Hagar li’I dadkaagoo
Waxa loogu hiishaa
Lama hure dhulkaagoo
Haqab-beelka noloshaa
Horta lagu yagleelaa
Hambaliyo Hambaliyo mar labaad iyo mar seddexad

Qalinkii: Nimcaan cadaani Hussein
Bachelor science of public health
Cadaani123@gmail.com
Tell 252-63-4174513
Hargiesa Somaliland