Daawo: Waraysi ay hal-abuur Canab Guuleed Wan-weyn oo Somali Week Festival ka qayb gelaysaa ay kaga hadlayso hal-abuurkeeda‏

0
664

Abwaan Canab Guuleed Wan-weyn oo ka mid ah suugaanyanhannada sannadkan ka qayb gelaya kulanka Somali week festival ee London ka dhacaya, ayaa waraysi hordhac ah oo Cabdishakuur Xaaji Muxumed Muuse (Heersare) uu Hargeysa kaga qaaday waxay ku faahfaahinaysaa hal-abuurkeeda. Waxaana waraysiga ku jira maansooyin ay qaar ka mid ah ku luuqaynayso. Muuqaalka waxa duubay Ciise Muuse, isla markaana waxa habeeyey oo isku dubbariday Cumar Serbiya.
Daawasho wacan:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here