Daawo Wasiir Cukuse “Dadkii Munaafaq ayaa nooga horeeyey, wuu dhuubnaa laf siniinta muu lahayn..”

0
367

Hargeysa(WARSUGANNEWS)Dadkii Munaafaq ayaa nooga horeeyey, wuu dhuubnaa laf siniinta muu lahayn, Hadana way dhegeysanayeen, maanta waxa aanu ku leenahay Seer wax adigana ku dana oo anagana noo dan ah oo dadkayagana aanay dani ugu jirin oo waa maxay waa adigoo diyaaradii iska daaya anaga danbaa noogu jirta oo fariintoodii ayaanu ku soo gaadhsiinay adigana danbaa kugu jirtoo kharashkii diyaarada ayaad ka raysanaysaa