Madaxweyne Silaanyo Oo Kulan Muhiima lana xidhiidha Abaarta Baahsan isugu yeedhay Hay’adaha Caalamiga ah iyo Ururada la shaqeeya

0
408

Hargeysa(WSN)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo isagoo ka duulaya Baahida Abaareed ee la soo deristay Shacbiga iyo Duunyada Gobolada Bariga Somaliland ayaa maanta Isugu yeedhay Hay’adaha Caalamiga ah iyo Ururada la shaqeeya. kulankaas oo ka qabsoomay Qasriga Madaxtooyada ayaa laga wada hadlay sidii loogu gurman lahaa dadkaasi tabaalaysan ee abaartu saamaysay.

dsc_0002

dsc_0001

dsc_0028

dsc_0027

dsc_0026

dsc_0023

dsc_0021

dsc_0019

dsc_0018

dsc_0017

dsc_0016

dsc_0015

dsc_0013

dsc_0011

dsc_0010

dsc_0009

dsc_0008

dsc_0007