Daawo Donald Trump iyo Saadaashii Filimkii Simpison (Xogta Dahsoon)

0
602

Hargeysa(WSN)Qayb ka tirsan filim kartoonka musalsalka ah ee simpison oo la soo saaray sanadkii 2000 markii uu Bill Clinton madaxweynaha ka ahaa Dalka maraykanka ayaa waxay qisadiisu ku saabsanayd in nin fanaan ah oo ku fashilmay mihnadiisu uu soo baraarugi doono iyadoo ay walaashii Lisa Madaxweyne ka noqotay dalka Maraykanka ka dib marka ay dhamaadaan labo xilli madaxweyne oo uu hogaanka hayn doono siyaasi filimku ku sii magacaabay magaca Trump oo keliya.