Daawo Maxaa dhacaya hadii aynu Liqno Timaha (Xogta Dahsoon)

0
352

Hargeysa(WSN)Sida ay caddaynayaan culimada caafimaadku timuhu waxay ka samaysan yihiin maadada loo yaqaano Kratine waana maado aan dheefshiidku waxba ka bedeli Karin sidaa darteed waxay bahda caafimaadku kaaga digayaan inaad timo badan liqdo si aanay xiidmayaasha iskaga duubin.