Waa Halyeyga Ugu Mudan Hogaaminta Dalka Ee Mustaqbalka Qalinkii Xidig Maxamuud Xidig

0
634

Waa Halyeyga Ugu Mudan Hogaaminta Dalka Ee Mustaqbalka Qalinkii Xidig Maxamuud Xidig

Waxaa Marag madoon ah in dalkasta ay Harumariyaan dadkiisu. Somalilandna Ay ubaahan Tahay siyaasiyiin qaangaadh ku ah siyaasada in badana ka soo shaqeeyay aqoon aan maanta la dafiri karayna leh.
Hadaba marka laga yimaado madaxweynaha qaranka oo maanta lagu mahadinayo wa qabadkiisa Iyo Sida Muuqata Ee Ugu Shaqeeyey Dadkiisa Iyo Dalkiisa
Bal Hadaba Waa Kuma Halyayga Mudan Inuu Hogaamiyo Dalkiisa ?
Waa jawaab Marka Laysku Dayo Laga Jawaabi Karayo si Xaqiiqa Waana mudane Maxamuud Xaashi Cabdi Wasiirka Madaxtooyada Ee Hada Sababtoo Ah
Hufnaan Hogaaminimo,Hawlkarnimo Shaqo, Hadaf Muuqda, Hindise Waxqabad , Waaya Aragnimo , Bisayl Siyaasadeed, Iyo Hadaf Cadi
Waa Astaamo uu koobsaday Wasiir Maxamuud Xaashi Cabdi sidaa darteed waxaa xusid mudan in laga faaiidaysto haybadaa ilaahay u hibeeyay wasir maxamuud xaashi
Inline image 1
Hogaanka Wanaagsani maha mid samir la,aan iyo sed bursi isku darsada e waa mid kasoo Bilaaba hogaamintiisa gunta ama bayska sida lagu xusuusto wasiir Maxamuud Xaashi Hogaamiyaha mustaqbalka dhaw taas oo aan nina caad kasaarnayn inuu noqon doono Madaxwaynaha Bedeli Doona MUUSE BIIXI oo Hada jagadaa u sharaxan
Waxaa marag madoona in xisbiga kulmiye aanay jirin cid kale ooo lala miisaamikaro Wasiir MAXAMUUD XAASHI waxaana dharaarkastaaba qoraysaa qiimaha uu kuleeyahay qarankan Qalin looqaato qoto dheeraanta siyaasadeed iyo taariikhda aan lasoo koobi karayn ee uu Leeyahay mudane MAXAMUUD XAASHI waa wax aan cadad iyo xisaab midna aan lahayn dadka Aqoonta Iyo in dheernimada leh ee somaliland dhamaan tood toosh bay dusha kaga hayaan Halka aad arkayso kuwo aan habeen jirin ooo ku dherersananaya ama isku dhererinaya
Ugu dabayntii Waxaaan Kusoo ururinayaa in reer soomaaliland ay ka soo if baxday qorax aan Baabaco qarinayn dhowaana ku fidi doonta waana gudoomiyaha mustaqbalka xisbul xaakinka Kulmiye ahna madax waynaha mustaqbalka somaliand guul iyo gobanimo

Qalinkii Xidig Maxamuud Xidig
0634194002