WAR DEG DEG AH: Puntland oo War Culus ka soo saartay Dagaalka Gaalkacyo + Hanjabaad Lama filaan ah

0
387

Shirkii Golaha Wasiirada Puntland ee uu Shir Goddoominayey Madaxweynaha Puntland C/weli Gaas ayaa looga hadlay Arrimo ay ka mid yihiin Dagaalada Ka socoda Magaalada Gaalkacyo.
Warsaxaafadeed ay soo saartay Puntland ayaa lagu sheegay inaysan jirin Ciidamo Qaran oo Soomaaliyeed Puntland-na aysan Ciidamada Dowlada Fedraalka aysan u aqoon saneyn Ciidamo Qaran.
Puntland ayaa sidoo kale ku hanjabtay in Haddii Ciidamo la keeno Gaakacyo ay halis geli doonto Deganaashaha Soomaaliya iyo Doorashada 2016.
Halkan hoose ka Akhriso