waaxa qore yaasir Br
Antonio Guterres ayaa maanta si aqlibiyad leh loogu doortay xoghayaha guud ee qaramada midoobay.
Antonio Guterres oo kasoo jeeda dalka Portugal ayaa horay suoo qabtay xilalka wasiirka arimaha dibada Portugal iyo madaxa hay’ada qaxootiga ee UNHCR.
Guterres wuxuu noqonayaa ninkii sagaalaad ee loo doorto xoghayaha guud ee qaramada midoobay
.Hoos ka akhri magacyada raggii soo qabtay xilka xoghayaha guud ee qaramada midoobay iyo wadamada ay kasoo kala
Magaca Dalka Sanadka
Trygve Lie Norway 1946-1952
Dag Hammarskjold Sweden 1953-1961
U thant Burma 1961-1971
Kurt Weldeim Austria 1972-1981
Javier Perez de Gueller Peru 1982-1991
Boutros Boutros Ghali Egypt 1992-1996
Kofi Anan Ghana 1997-2006
Bn Ki Moon South korea 2007-2016
Antonio Guterres Portugal Xoghayaha guud