AbaaruhuMa InooHorseediDoonaanHorumarkaiyoIsku-duubnidaBulshada? QalinkiiMustafe Adam

0
421

AbaaruhuMa InooHorseediDoonaanHorumarkaiyoIsku-duubnidaBulshada?
QalinkiiMustafe Adam
Kibaaro@gmail.com

Waxaaynukawadadharagsanahaywararkadhiiladaleheeinagasoogaadhayagobolada, degmooyinkaiyoguudahaandeegaanadadalka, ha ugubadnaadaanjiidahaxeebtagoboladaSalal, AwdaliyoGabiley. Markalagareeboabaarihiihoreooaansheekoahaanuunkuhayo, abaartaniwaxa ay noqonaysaaabaartiiuguhoraysayeeaangoob-joog u ahaaoowalibaaanindhaygakuarkay dadiyoduunyo ay saamaysay, waana wax Illaahay (SWC)lagamagan-galomarkaaadaragtoraadkaxun ay kuyeelataydadka, xoolahaiyodeegaankaba.Sida ay caddeeyeenduqaydaiyowaayeelkasoogaadhayabaarihiihoreeedalkakadhacay, “Waa abaartiiuguhoraysayee la wadawaayo BAAD iyo BIYOBA”.
“Abaartanihaddii ay lababiloodoodanbesiisocoto, OoIllaahay (SWC) shubiwaayoraxmaadkiisa, waxadhicidoonta in dadka ay saamaysaymaydadkoodacagaflaguaasidoono,” Mid ka mid ah GuddigaabaarahaooIndhihiisakusooarkay dad iyoxoolodhimanaya.
XasanDaahir ‘Weedhsame,’ oo ah abwaandhallinyaro ah ooAlle (SWC) hibo u siiyay in uusuureeyohadbamarxaladalagujiro, ayaatuducyoka mid ah maansouukucabirayxaaladdaadageeabaarta, waxaka mdi ahaa:
“Saddexgoorhaddiiaadgasiingawska la helayso,
Haddaadmidhahageedahakuyaalguratohoobaanta,
Haddaadguridugsoonjiiftoiyoilo-xidhkuugaara,
Haddiigoolalkuuloogganyiindheregkugoohayso,
Way galangalcoobeendadkiikugugadaanaaye,
Goonyahaagabaahidajirtaawaa mid ganacweyne,
Giriyaadharraad baa kudilaygabanadeeniiye,
Hooyadasidiiawrgurguraguudkaubadsaartay,
Eesocodkagoobyaalayseeqaydkukalagooyey,
Eegororbiyo ah haysaneeluunkalagugaadhay,
Eewelibagabankaysiddaahooyogarowleeyey,
Uma waayinguullahailaahgaaweiyosoore,
Gurmadaaydadkeeniimiyigawaankagaabinaye”
Ujeeddadaydumaaha in aankudheeraadosaamayntaabaartaiyoraadadkadhabta ah eeaynuarkayno. Illaahay (SWC) ayaynukabarayaynaa in uuraxmaadkiisainooshuboooabaartainagasoojabiyo. Laakiin, waxaaanqallinka u qaatay in aanqoraalyarookoobankasameeyofekerkauugudbinayocinwaankasarekuxusan.
Tusaale, dalka Japan, intiilagujiraydagaalkiilabaadeeadduunka (1939-45), waxakudhacay mid ka mid ah masiibooyinkiiuguadkaaeeadduunkahaleeshaeeBani’adamgacmihiisaisugugaysto. MaraykankaooxilligaashoggaaminayayxulafadiiIsbaahaysigaeekasoohor-jeedayxulafadiiuu Japan ka mid ahaa, ayaaqumbule-duryihiiuguhoreeyay (atomic bomb) kudhuftaymagaalada Hiroshima, boqolkiibasagaashan (90%) magaaladuwaa ay bas-beeshay, waxaanaislamarkiibakuqudh-baxay 80,000 ooqof, kumaan-kun kalenawaxagaadhaydhaawac ay markiidanbe u dhinteen. Saddexmaalmoodkadib, ayaabamkiilabaadlagu bar-tilmaameedsadaymagaalada Nagasaki, waxaanakudhintay 40,000 ooqof.
Weeraradaasiwaxa ay Japan kadhigeen dal dhaqaaleahaan, caafimaadahaaniyobulshoahaanbaburbursan, ilaa la sheego in xataatobanaankiisannoeekadanbeeyaydhacdooyinkaasawgeed ay carruurta Japan kudhalanayeennaafanimodhinacajidhkaiyomaskaxdabaleh.
Mas’uuliyiintiiiyohal-doorkiireer Japan waxa ay daraaseeyeendhibaataddakutimiiyosidiidhakhsoloogabixilahaa. Japan ma lahaailodhaqaaleoodabiici ah marka la barbardhigodalkaaynukunoolnahay. Waxa ay xaqiiqsadeen in shaqaaleaqoon, xirfadiyotayolehlagugaadhikarohorumardegdeg ah. Taasayaakeentay in kor-u-kacadhaqaalaha Japan uunoqdo MUCJISO (Japanese post-war economic miracle). Japan haddawaadalkasaddexaadeeugudhaqaalahabadanadduunka, waanadalkalabaadeewarshadahakuhorumaray. Waa dalkakoowaadeeugudeynbixintabadan. Halkanlagumasookoobikarohorumarka Japan ay gaadhaymasiibadaaskadib.
Waxaaanugasocda Japan, Rwanda iyodalal kale oobadanbadhibaatooyinkii ay soomareenwaxa ay kabarteencasharo (lessons learnt) ay kuhorumariyeendalalkoodaiyodadkooda. Haddaba, dalkeenaiyodadkeenadhibaatooinkaasqaarkaheerhooseeyaoo ay sababeendagaaloiyomasiibooyinkadabiiciahbawaynuaragnay, sidaabaartanhaddaaynukujirnooo kale. Laakiin, su’aashaisweydiintamudanwaxaweeyi, DIYAAR MA U NAHAY IN AYNU CASHARO KA BARANO, SI AANAY DIB INOOGU SOO NOQON?
Waxaaadmoodaa in su’aashaasqayboka mid ah jawaabaheedaooaankutalo-gal iyoqorsheahayn ay haddamuuqdaan. Tusaale, waxa la sameeyayguddiyoheerqaran, heerdhallinyaro, heerhaween, heerculimoiyoguudahaanheerarkakaladuwaneebulshada, kuwaasookuhawlansamato-bixintadadka ay abaaruhuhalakeeyeen. Guddiyadaaswaxaka mid ah dhallinyaromutadawaciinaqoonyahan ah ooabaabulkasameeyobarahabulshada, gaarahaanfacebook-gaoolacagogargaar ah uruuriyay. Hambalyogaarahaanwaxaaan u dirayaadhallinyaradaHargeysaiyoBerberaooilaahaddauruuriyaylacago, iyadaooaanfilayo in gobolada kale aykutalojiraan.
Gabogabadii, dhallinyaradaaqoonyahanka ah waadadkiiisbedelkaiyohorumarkabaaxadaaslehkahirgeliyaydalalkaasaynusoosheegnay, laakiin, waxa ay kushaqaynayeenqorsheiyohindisayaal ay u dejiyeenmas’uuliyiintiiwaayo-aragnimada, khibradda, wadaniyadaiyoaqoontalahaaeemarkaasmaamulayaydalalakaas, halka, mas’uuliyiinteeniiiyohal-doorkeenuaadmoodo in ay kumashquulsanyihiindano-gaar ah iyoxafiiltandhexdooda ah, inkastaoo ay jiraanshakhsiyaadmadiku ah shaqadoodaoodadaalaya.
Ma sookoobikarnobaahiyahabaahsaneejira, laakiinwaxaaansoojeedinlahaaqodobadahooskuqoranooaan is leeyahayfekerahaanwaalagagabadbaadikaraaabaarodanbe,inshaAllaah:
1. In Rabi loo noqdo. In macaasidaiyoguudahaanfalalkaaanbanaanaynlagajoogsado, lagataxadiro, laganahor-tago, sida RIBADA, SINADA, KU TAKRI-FALKA XOOLAHA UMMADDA & AGOONTA, CADDAALAD-DARADA iwm.
2. In Guddiyadaabaarahaeexukuumaddumagacawdayaan la baabi’inee la kordhiyoloonabixiyo XAFIISKA HORUMARINTA & KA-HOR-TAGA MASIIBOOYINKA, dhallinyartamutadaciintaahna ay kakaqaybgeliyaangeedi-socodkaas.
3. In Xukuumadduwaxbarashodibadeedooheersare ah u dirtoaqoonyahanosooc ah ootakhasuskusooqaata BARASHADA DEEGAANKA & ISBEDBEDELKA CIMILADDA, BEERAHA IYO BIYAHA.
4. In la diyaariyo BIYO-XIDHEENO, siloogafaa’iidaystobiyaharoobkaeedhibaatomooyeefaa’iidoaynaankahelin (Dad badaniyogaadiidbadanayaakuleedahaybiyahadooxyada).
5. In la badbaadiyoDHIRTAintahadhay, kuwocusubna la beero, sababataoo ah dhirtuwaxa ay qayblaxaadlehkatahayroobka.
6. In xoogga la saaroteknoolajiyadda wax beerista, ooaynukaguurikarnohababkiihore. Tusaalewaxa loo sooqaadankaraaDugsigaAgoomahaee Kuwait dhistayee loo beeraycuntooyin, biyihiina loo soosaaray.
7. In la horumariyolanacasriyeeyohabkiiiyohanaankii ay beeralaydu u keydsanjirtayraashinka (BOHOLAHA), iyadaooloogutalo-galayo in sannadobadanaynuhaysankarnoraashinlagagabixikaroabaarahaiyomasiibooyinka (Food Security).
8. In Suuq loo sameeyodadkabeerlaydawaxaysoosaaraan, waxanakufilansuuqeenawadankagudihiisa,balsewaxay u baahantahay in hay’adahagargaarku (sidahore u dhicijirtay) aanay wax ay wadankakaiibsankaraandibaddakakeenin.
9. In la ilaaliyoiniinyihii (seeds)kiihoreeewadankeena wax lagubeerijiray, maadaamahaddainiinyaha (seed) dibaddalagakeenouuyahay wax mar keliya la isticmaalayo.
10. In kor loo qaadotayadawaxbarashadaiyonolosha kale eemiyigasi loo helomiyidhaqan (ooloogahortagoxooggamagaalada u soohijrooday).
11. In la dardargeliyo SANDUUQA-ZEKEDA
Illaahay (SWC) waxaaankabaryayaa in uuxaqainagusugo, abaarahanainagadulqaado. QodobaasnakuwiihirgeliyaIllaahay ha inagadhibo.
ALLAA MAHAD LEH.