Abwaan Bashiir Sheekh Cumar Goth oo gabaygii DUSHAAD BARE IIGA TAHAY kaga jawaabay maanso ( Halkan ka dhegeyso )

0
963

Abwaan Bashiir Sheekh Cumar Goth oo gabaygii DUSHAAD BARE IIGA TAHAY kaga jawaabay maanso ( Halkan ka dhegeyso ).

Hargeysa(Warsugannews)Waxa Daabacay staff-reporter on Nov 21st, 2015 and filed under Daily Somali News. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Qoraaga weyne ee soomaaliyeed Bashiir Sheekh Cumar Goth ee isla markaana ah abwaan miisaan ku leh suugaanta Somaliyeed, ayaa si xigmad iyo garasho ku jirto uga jawaabay gabaygii uu tiriyey Abwaanka da’da yar ( Barkhad Adan ), ee uu ugu magac daray DUSHAAD BARE IIGA TAHAY. Waxana uu Mustafe ku hal qabsaday Abwaan Bashir.

Abwaan Bashir markii uu arkay gabaygan, waxa uu ka felceliyey dareenka ku hoos jira iyo waaqa uu wiilka da’da yarta ah iyo dhallinta Somaliyeed ay maanta ku hoos nool yihiin. Kadibna waxa uu ka tiriyey gabaygan uu ugu magac daray DARUURAHA DHUUB KU XIDHO.

Jawaabtii dhimbiil (Maansadii Dushaad Bare iiga tahay ) ee uu Bashir Goth ka falcieyey.