AC Milan oo weli isku dayaysa in ay la soo wareegto Jack Wilshere

0
447

Weli kooxda kubadda Cagta AC Milan ayaa rajo ka qabtay in ay Janaayo amaah ku soo qaadato laacibka kooxda Arsenal ee haatan u ciyaaraya kooxda Bournemouth Jack Wilshere.

Milan ayaa isku dayday in ay la soo wareegto Wilshere xagaagan sida uu qoray ‘Calciomercato’, hase yeeshee ma aysan helin.

Laacibka Khadka dhexe ee Ingiriiska Wilshere waxa uu amaah sanad ah ugu wareegay kooxda Bournemouth isagoo u baahan koox kale oo uu si joogto ah ugu wareego si uu u bad baadsado mustaqbalkiisa ciyaareed.premier-league-worst-team-of-the-week-jack-wilshere_13vguv70cdg3m1692fpcp7xr6g