Adeerayaal Kan Turkigu Xaguu Ka Soo Galay Jamhuuriyada Somaliland?

0
820

Adeerayaal Kan Turkigu Xaguu Ka Soo Galay Jamhuuriyada Somaliland ?

Habacsanaanta iyo jilicsanaanta Siyaaasadeed Ee Uu Madaxweynaha jamhuuriyada somaliland Ahmed Mohamud la dhabaaqinayeey inay dheeli iyo dhibaato hore leh Qarankan 25 labaatan jirtasaday u horseeday so waa ii Muuqatay waana hayna horaanteed waxaa kow ka ah tan maanta soo baxaday ee Turkiga odhanayo odayaal jamhuuriyad Somaliland iyo kuwa deganaadoodii 25 labaatan sanadood Haad iyo haadraaweba ka dhirgay Xal Dhibaatad ka taagan lago gudbo Dil iyo dhac iyo boob Maayaane wax kale u waayeey Ummadood iyo dhulkoodib ayaan wada hadal uga furayaa Ankara.

Ta Turkiga ee maata soo Baxaday waa Foolxumadii abid ugu weynayd ee somaliland Taariikhdeed soo martaa 25 aynu ahayn Dal Madax banana iskiina u diyaar

ah inuu aqoonsi helo wada kasto ku hanaan karan u qaado iyo wakhti kasta ay ku qaadanaysob iyado Ummadeen iyo Siyaasinta Dalk iyo Odayaashii wakhtigii 1960 jooga waxii ka noolanba ee joogay tii 1991 ay ogaayeen garanayeena inay tani tahay mid adaga o ka dhibadnaaneysa tii loo soo maray in Ummaadani xoriyada taam ah hesho ay tanina waa tii 1991 la qaataye u baahan tahay sidii looga dhabayn laha Ummadani laag badbaadin laha in mar labaad godkii ay 1960 ay ku dhacadey aaney dib ugu dhicin .

Tan Maanta wadadeed iyo guraxankeedii ina soo galayan waa tii kaliye aynu ka madhneyn in Ummada Somaliland ka soo jeeda Dalka debadiisa Shirar iyo Kulan u tagaan oo uga qab galan hadii jirto shikhsiyaad taa ku kacayn Xadhig iyo iyo Ciqaabteeda ay mudnaanteed lahaayeen balse ta maant joogtaa waxaayba maraysa in Caasimadii jamhuuriyad Somaliland laga cilaamiyo oo looga durbaan tumo iyado rag hadlayey ee hada arinta soo dhaweeya u ka mid yahay mid ka mid ah (Horjoogayaasha Jifooyinka qabiilada Jamhhuriayada Somaliland, Degaan ahaana ka soo jeeda gobolkan Maroodi –jeex ee Caasimada dalka si waadax cad oo aan been ahayn inuu arintaa iyada u soo dhaweeyay walibana ku tamaay in dhamaan Dawlad iyo dhamaanab Xusbiyada Qaranka Gudoomiyaashooda iyo Mushariixintoodub ay odayaasha ku daba fayla yaan marka arintani oo kale timaado.

Guulaha Aan La Rabay Ummadayda Iyo Dalkagayba Allow Ka Durugsana Kuwa Xiirey La Habab leeyahay !.

———————————————————————————————-

Odaya dhaqameed iyo Cuqaaliab marbuu Dalkan, ummadaba Hog Dheer Oo wali dhibaatadiisi iyo dhibkii soo gaadhay ay wali qabaan diiftiisi iyo dhaawiciis marka ma jirto maalint danbe oo taasi suurta galaysa xiiray waxaa ku hadalayn maha wax intii u cuqaal ugu magaacbna ku racayso int kale jamhuuriyadan hadalkeed da .

Dalkuna Sharcibuu Ka samaysatay taa Xiray U Hahanqal ltaagaayo maanta waxyaalahasi hadii ay waxtar leeyihiin waa waxa xamar dumiyay ka mid tahay odayaal dhaqameeed Dhuuni qaati waxtar mid Somaliland ka Hirgalisan maahae tolow Wadadka ma Nimcada iyo Barwaaqad ayuu ahayn kari la yahay ?Hadii taasi ay jirto Lix –bilood oo Madheeraha ayaa la gudboon Dawlad, inay waaran u soo gooyso iska hadlahan waxyalaaha aan habooneyn ku kacay waan mid Dawalad iyo dhamaan Ha,yadaha ku shuqulihi inay shaqadood si wanaagsan u qabsadaan tahay . hadii kale xiirey Ma khaldane waxaa wada Oo Masuuliyadeeda Dawalada loo dooaratay ianay dalka Hogaamiso Ummadu kalsoonu Buuxda u siisay xireyna hadii tani jirto xil saaraan ayuu Gudanayaa Nin Godob galay maahee waajibaadkkiisi shaqo ayuu Gudanayaa Waanu Mid u Ku Saxan .

Abokor Ismail Mohamud

abokorm@hotmail.co.uk

Bolton ,Uk

Waa Bilaahi Towfiiq