Af-Soomaaliga Cusub Kalamadaha Dumarku Ragga Isaga Difaacaan

0
589

Af-Soomaaliga Cusub
Kalamadaha Dumarku Ragga Isaga Difaacaan
W/Q: Cali Cabdi Coomay

• Hay sudhan
• Gaastaida ila dhaaf
• Haygu nasiibsan
• Zaad-kaagaa cas
• Ma hawada ayaad naga soo raacday
• Duri baa lagaa qaadayaa
• Ilka casaanta ila dhaaf
• Bal qori ardaagan eega
• Barashadaadan eeday
• Fiishtaa kaa maqan
• Cusbadaa kaa yar
• Qofkan dabku ka dhacsan yahay
• Kookaha kama helo
• Maxaa igu wadhay kan
• Laab-dilaac ayaan kaa qaaday
• Ku samayso ayaad is-lahayd
• Taydh ayaan kuu qasi
• Laydhka lagaa jaray
• Kor u hay
• Afka suqaarka ah ila dhaaf
• Naqas ha iila iman
• Seetada iga daa
• Indho-casaanta ila dhaaf
• Buul ha iga daba dhisin
• Ha is-kayn barin
• Falaadhaha iga daa
• Hindiyada igala tag
• Waa afka nool
• Cadeedaad sidataa
• Ha igu liin bixin
• Cid baad u kiraysan tahay
• Gaadhigayga ma tihid
• Hawad raac
• Maskaxda furo
• Qaraxa ila dhaaf
• Meel kale ayaad ku tigtigan tahay

Cali Cabdi Coomay
Suxufi, qoraa ah.
Hargaysa, Soomaalilaan
CaliCoomay@hotmail.com