Afhayeenka Beel Weynta Warsan Gali Oo Sheegay In-Aanu Wasiir Caddami Ma Talin Beesha Warsangali

0
331

Afhayeenka Beel Weynta Warsan Gali Oo Sheegay In-Aanu Wasiir Caddami Ma Talin Beesha Warsangali

Hargeysa(Warsugannews) gudida horumarinta beesha warsangali waxaa ay coddheer iyo midgaabanba ku shegayaan in aanu wasiirka wasaaradaa gaashaandhigu matalin beesha weynta warsangali.

waxaanu u sheegaynaa xukuumada uu katirsanyahay wasiir cadami in aanu matalin beesha warsangali. magac iyo muuqba suldaanka guudna waxaanu leenahay hadii talad xun ee aad warsangali aad ku wado aad joojin waydo.waxaanu samayn doonaa suldaan cusub oo noo diyaara hadiiilaahy yidhaa.

suldaan maad raacin aabahaagii wanaadsanaa suldaan cabdisalaan maadraacin awaw yaashaadii wanaagsanaa ee saldana warsangali halkaa soo gaadhsiiyey. waxaad se raacday ragtalo xun oo beeshii warsangali kala dilay .suldaan sifiican ayaa laguu boqray sifiican ayaa laguu koolkoliyaya.

laakiin waad garan la dahay. waxaad raacday oo aad warsangali ka raacday rag aad u talo oo kula taliya talo qaldana ku siiyaa oo aan wanagsanayn .waxaan leeyahay wasiir cadmi in badan ayaad wasiir ahayd waxaad tiri kursigan anaa iibsiday waxaan ku joogaa xiniinyahayga.

warsangaliima keenin magaca warsangali ku joogo. hadana waxaad u yeedhatay suldaan siciid oo aad tiri suldaan ii soo gurmo waxaa layga qaadayaa xilkiiye .odoyaal ayaa igu diray madaxweynihii waxaan ku lee yahay mudane wasiir mee xiniinyihii aad sheeganaysay meeday lacagtii aad lahayd waan ku iibsaday kusiga. waxaanu u shegynaa bahweynta warsangali in uu maanta cadami meel xun dhigay sharaftii warsangali iyo magacii wanaagsanaa ee reerka waxaan hadalka ku soo gabagabaynayaa dhamaan inta aqliga fiican u saxiibka iyo waxgaraka beesha warsangali in ay ka tashadaan wasiir cadami iyo suldaan siciid.

Afhayeenka Gudida Beel Weynta Warsangali
Abdirashiid Abdi jiidhe

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here