Akhriso Deg-Deg Dagaal Labo Beelood Oo Dhimasho 1 Qof Sababay Iyo Dhaawac Badan Tuulo Hoos Timaad Togdheer

0
847

War Deg Deg Ah Dagaal Labo Beelood Oo Dhimasho 1 Qof Sababay Iyo Dhaawac Badan Tuulo Hoos Timaad Togdheer ( Habar Jeclo ) Inta ilaa Imika La Ogyahay Hal Qof Ayaa Dhintay Halka Wararka Qaar Sheegayaan In Labo Qof Dhimatay Shaqaaqo Dagaal Oo Labo Beelood Oo Walaalo Ah Oo Ku Dagaalamay Deegan Magaciisu Yahay (Gunbur Libaax) Oo U Dhow Bali Calanle Isla Markaasna Hoos Yimaad Degmada (War Cibraan Labadan Beelood Ayaa Lagu Xusay Magacyadooda ( Reer Biniin ) Iyo ( Cibraan ) ilaa Hada Lama Oga Sababta Dhabtaa Ee Dagaalkan Ka Bilaamay Lakiin ilo Xogagaal Ah Oo Aan La Xidhiidhay Anigoo Ah Wariye Idiris Maxamed Dabshid Ayaa Waxay Isheegen In Dagaalkan Ka Biloowday Dhul Laysku Qabsaday Iyo IMW ilaa Hada War Bixin Toos Ah Lagama Soo Saarin Lakiin waxaa Nasiib Xumo Ah In Maamulka Gobolka Togdheer Iyo Kan Ciidanku Anay ilaa Sacadan Kaba War Hayn Waxaanu Khadka Telefoonka Kula Xidhiidhnay Dadku Sugan Goobta Lakiin Kamanu Helin Warbixin Intaas Dheer ilaa Hada Waxaanu Ku Fooganahay Inaanu Helno Xogta Dhabtaa ilahay Hakala Qaboojiyo

Waxii Warar Dheerad Ah Nala Socda Insha Allah

waaxa diyeriya yaasir br