Baarlamaanka Somaliland Oo Ka Go,aan Gaadhey Heshiiska Saldhiga Military Ee Berbera

0
318

Fadhi wada jir ah oo ay saaka yeedhen xildhibaanda labada golle baarlamaan ee Somaliland ayaa buuq iyo dagaal badan ka dib waa ay cod u qadeen heshiska Military ee dawlada imaaradka laga siinayo Berbera Waxaa ogolaadey heshiiskan 144 xildhibaan Waxaana diiday 2 xildhibaan waxaana sidas lagu ansaxiyey in magaalada Berbera ay saldhig ciidan ka sameystaan dawlada imaaradka carabtu