Cali Guray Soo Bandhigay Saadaasha Xildhibaannda Ku Soo Bixi Doona Doorashada 31 Bisha May

0
324

Saadaasha Xildhibaannda Ku Soo Bixi Doona Doorashada 31 Bisha May

Waxa qoray Cali Gurey

AWDAL 13 KURSI
Kulmiye 6
Mucaaridka 7

MAROODIJEEX- 20 KURSI
Kulmiye 10
Mucaaridka 10

SAAXIL-10 KURSI
Kulmiye 5
Mucaaridka. 5

TOGDHEER-15 KURSI
Kulmiye. 5
Mucaaridka 10

SOOL. 12 KURSI
Kulmiye 5
Mucaaradka 7

SANAAG. 12 KURSI
Kulmiye 5
Mucaaridka 7

ISUGEYN 82 KURSI

KULMIYE 36 KURSI ~(44.2%)
MUCAARIDKA 46 KURSI ~(55.8%)

Fiiro Gaar Ah
Kuraasida qaarkood waxa laga yaabaa in ay noqdaan jajab oo xisbiba ay wax raacaan markaa ka tirada ugu badani ay raacdo ayaa helaya. Dhinaca kale Gobolada qaarkood musharixiintooda iyo qiyaasta tirada taageerayaashoodu weli hubin ayay u baahan tahay. Markaa Qiyaas-horraadan ugu badnaan qalad +/- (plus/minus) 2 ah in ay ku keeni karto waa suurogal.

Siyaasi Cali Maxamed Yusuf (Cali Gurey), ayaa saadaalintan Bixiyey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here