“Ceel Ninka Guntii Galay Ee Aan Ka Soo Waramin, Kugu Dun Ayaa La Yidhaahda…” Siyaasi Muniir Axmed Cigaal Oo Ka Warramay Hoggaaminta Guddoomiye Cirro

0
332

Siyaasiga Muniir Axmed Cigaal ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysay ka jeediyay xaflad hadhimo sharafeed ah oo uu guddoomiyaha xisbiga WADDANI Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro uu u qabtay xubnihii golaha dhexe ee u doortay Murrashaxa Madaxweynaha ee doorashada Madaxtooyadda ee qabsoomaysa sannadka 2022-ka.

Siyaasi Muniir ayaa ku dheeraaday hoggaaminta guddoomiye Cirro iyo sifooyinka uu gaarka u leeyahay ee ku bartay.

Halkan hoose ka DAAWO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here