Ciyaarihii Xalay ee Championska oo wacdaro labaday kooxihii Ingiriiska ka socday + Natiijooyinkii Xalay iyo la ciyaaridoono caawa.

0
849

Ciyaarihii Xalay ee Championska oo wacdaro labaday kooxihii Ingiriiska ka socday + Natiijooyinkii Xalay iyo la ciyaaridoono caawa.

Hargeysa (Warsugannews) Habeenkii xalay ahaa ayaa la ciyaaray lugtii labaad ee Group yada Championska Yurub iyadoo la odhan karo kooxihii Ingiriiska u metelayey Champion-ku waxay noqdeen kuwo gabal baas u dumay oo aan ka soo kaban foolxumadii ka raacday sanadkii hore, iyadoo sanadkan laga badiyey Saddex kooxood oo ka mida kana socday ciyaarihii furitaanka, xalayna loo raaciyey Guul darooyin ay la kulmeen Arsenal iyo Chelsea oo dhirbaaxo xanuun badan dhabanka loo saaray iyada oo Arsenal lagu garaacay garoonkeeda, halka Chelsea oo beryahan xaalku ku xumaa lagu dubtay 2:1 ka dib safar ay ku tagtay Garoonka Porto.

Hadaba waxa aynu caawa eegidoonaa bal labada naadi ee u hadhay ingiriisku waxay kala kulmaan kooxaha ka socda JARMALKA ee la kala ciyaaridoona Manchester United iyo Manchester City.

Halkan kaga boqo sidii loo kala badiyey xalay iyo sida caawa laysugu wajahan yahay.

Champions League – Group E
September 29
BATE Borisov
3 – 2
Roma
Barcelona
2 – 1
Bayer Leverkusen
Champions League – Group F
September 29
Arsenal
2 – 3
Olympiakos
Bayern Munich
5 – 0
Dinamo Zagreb
Champions League – Group G
September 29
FC Porto
2 – 1
Chelsea
Maccabi Tel Aviv
0 – 2
Dynamo Kyiv
Champions League – Group H
September 29
Lyon
0 – 1
Valencia
Zenit St. Petersburg
2 – 1
Gent
Kulamada Caawa
Champions League – Group A
September 30
21:45
Malmoe FF
? – ?
Real Madrid
21:45
Shakhtar Donetsk
? – ?
Paris Saint Germain
Champions League – Group B
September 30
21:45
CSKA Moscow
? – ?
PSV Eindhoven
21:45
Manchester United
? – ?
Wolfsburg
Champions League – Group C
September 30
19:00
FC Astana
? – ?
Galatasaray
21:45
Atletico Madrid
? – ?
Benfica
Champions League – Group D
September 30
21:45
Borussia Moenchengladbach
? – ?
Manchester City
21:45
Juventus
? – ?
Sevilla

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here