DAAWO: Aabihii Fanka ee Bariga & Galbeedka, Al-Zaryaab (Xogta Dahsoon)‏

0
377

Hargeysa(Warsugannews)Waxa uu ahaa mid ka mid ah dadka maanta loo yaqaano educators ama aqoonyahanada kaas oo ilbaxnimadii Islaamka iyo tii bariga caalamka u qaaday oo u raray dhanka dawladii Andulis, ka dibna ay sii wada gaadhay Qaarada yurub iyo caalamka dhamaantii.