Shaqaalaha DAWAN Media Group Waxa Ay Tacsi u Dirayaan Qoyskii Iyo Qaraabadii uu Ka Baxay Marxuun C/naasir Macalin Maxamuud “TACSI ay dirayaan Shaqaalaha DAWAN Media Group”

0
356

Shaqaalaha DAWAN Media Group Waxa Ay Tacsi u Dirayaan Qoyskii Iyo Qaraabadii uu Ka Baxay Marxuun C/naasir Macalin Maxamuud

“TACSI ay dirayaan Shaqaalaha DAWAN Media Group”

IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN

Guddoomiyaha DAWAN Media Group Maxamed Cismaan Mirre (Sayid), Tifaftiraha Guud ee Wargeyska DAWAN Cumar Maxamed Faarax, Xasan Xuseen Cabdi, Tifaftiraha Wargeyska The Horn Tribune Maxamed Axmed Cigge, Madaxa maamulka iyo xisaabaadka DAWAN Deeqa Axmed Cabdilaahi, Axmed Maxamed Saleebaan, Faysal Cabdilaahi Cabdalle, Xasan Xuseen Cabdi, Siciid Maxamed Askar, Foosiya Iid Maxamed, Amaal Axmed Cabdilaahi, Sagal C/Raxmaan Axmed, Khadar Maxamuud Cismaan (Dhako), Siciid Faarax Muuse, Jamaal C/Raxmaan Maxamuud, Faysal Xiis Weerar, Yoonis Maxamed Jaamac, idiris Muxumed Xasan, Rooda Iid Maxamed, Farxiya Yar, Maxamed Axmed, Mustafe Daad, Yuusuf Maxamed Xasan, Cabdilaahi Siciid Muxumed, Good Maxamed Good, Sacad Cabdi Muxumed Xarbi, Axmed Cali Wacays,Cali Xasan Maxamuud, Mustafe Maxamed Nuur.

Dhammaan shaqaalaha, Weriyeyaasha, soo saareyaasha iyo Tifaftireyaasha DAWAN Media Group, Tacsi u dirayaan Axmed Macalin Maxamuud oo walaalkii Marxuun C/Naasir Macalin Maxamuud ku Geeriyooday magaalada Hargeya, waxaanay Ilaahay murxuumada uga bayayaan in janooyinkiisa siiyo.

Aamiin Aamiin Aamiin