Daawo Boorama Guddida Abaaraha Gobolladda Galbeedka Somaliland Oo Deeq Lacageed Kala Wareegay Ururka Dhalinyaradda Ee Horumarinta Gobolladda Galbeedka Awdal, Salel iyo Gabiley [AGS].

0
481

Boorama Guddida Abaaraha Gobolladda Galbeedka Somaliland Oo Deeq Lacageed Kala Wareegay Ururka Dhalinyaradda Ee Horumarinta Gobolladda Galbeedka Awdal, Salel iyo Gabiley [AGS].

Boorama [Warsugannews]- Guddida Abaaraha Gobolladda Galbeedka Somaliland Oo Deeq
Lacageed Kala Wareegay Ururka Dhalinyaradda Ee Horumarinta Gobolladda
Galbeedka Awdal, Salel iyo Gabiley [AGS].
Munaasibadda ay guddidu deeqdan lacageed kula wareegtay oo ka dhacday
shalay galab magaaladda Borama, ayaa dhamayd $ 2000 oo Doollar,
Waxaana ururka AGS oo fadhigiisu yahay caasimadda Hargeysa ugu
tallo-galeen inay kaga qaybgalaan gurmadka abaaraha ee lagu sama-ta
bixinayo bulshadda ku dhaqan galbeedka dalka ee ay abaaraha ba’ani
saameeyeen dad iyo duunyo-ba.