DAAWO: Boqortooyooyinkii Ugu Mudada Dheeraa Carabta & Islaamka, (XD)‏

0
314

Hargeysa(Warsugannews)Xiligii dheeraa ee ay taariikhda carbeed iyo ta islaamkuba soo martay waxaa jiray boqortooyooyin soo xukumayey bulshooyinkii kala dambeeyey kuwaasoo aynu barnaamijkeena ku daahqaadayno xiliyadii ay dhisnaayeen iyo sababihii ay ku dumeen.