Daawo Dadkii Doonayey Inay Rikoodh Dhigaan ee Geeriyooday (Xogta Dahsoon)‏

0
414

Hargeysa(Warsugannews)Janaasadu mararka qaarkood waxay noqotaa mid uu qofku doorto isagoo laakiin uga dan leh inuu qayb noloshiisa ah ka dhigto ama ku horumariyo iyadoo dadka caadiga ahi isu bedelaan xidigo ay bulshooyinku taariikhdooda kala dhaxlaan kuwaas oo mid ka mid ahina gaadho hadafkiisa mid kalena uu masiirkiisu ku dambeeyo murogo xanuun badan