Daawo Dhacdooyinkii Dagaalkii Qaboobaa (Colaadii Kuuriya) Xogta Dahsoon

0
429

Barnaamijkeenan waxaynu ku eegaynaa mid ka mid ah dhacdooyinkii colaadeed ee soo maray dunida badhtamihii qarnigii labaatanaad ee taariikhda miilaadiga, taas oo ah colaadii kuuriya.