Daawo Donald Trump Maxuu Ka Yidhi Saddam Xuseen, Qaddaafi & Bashaar (Xogta Dahsoon)

0
347

Hargeysa(WSN)Madaxweynaha Cusub ee dalka Maraykanka Donald Trump ayaa waxa uu ka hadlay arimo ku saabsan bariga dhexe, Waxana uu sheegay Donald Trump in xaalada gobolkaasi ay ka wanaagsanaan lahayd sida ay haatan tahay hadii ay xukunka sidoodii u haystaan Madaxweynayaashii Saddaam Xuseen iyo Mucammar Al-qaddaafi.