Daawo Faa’iidooyinka kale ee aynu Dawada cadayga ku Qabsan karno

0
447

Hargeysa(WSN)waxaa jira agab kala duwan oo leh faa’iidooyin aan ahayn kuwa aynu u naqaano ee u adeegsano, mararka qaarkoodna waxaaba dhacda inay sidan kale kaga wanaagsanaadaan waxii loo sameeyey, barnaamijkeenana waxaynu ku soo gudbinaynaa sida dawadaha cadayga loogu isticmaali karo arimo aan ahayn waxii loogu talo galay