Daawo Filasuufadii jahligu Dilay, Hibataaya, (Xogta Dahsoon)

0
494

Filasuufadii jahligu Dilay, Hibataaya, (Xogta Dahsoon)

Waa magac naanays ah kaasoo luqadda giriiga ku noqonaya Hibatoos, macnihiisuna yahay qofkii qiimaha iyo qaayaha badnaa, gabadhii ugu horaysay uguna dambaysay uguna caansanayd ee magacaa loo bixyaana waxa ay ahayd Hibataaya oo ahayd aqoonyahanadii ugu horaysay ee haween ah ee wax ku soo kordhisa cilmiga xisaabaadka.