DAAWO: Guddoomiyaha KULMIYE oo khudbad ballaadhan oo uu jeediyey maanta tilmaamay dhaliilaha dulhoganaya xisbiga WADDANI

0
379

Boorama(WSN) khudbad ballaadhan oo Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Mudane, Muuse Biixi Cabdi ka jeediyey xaflad ballaadhan oo xisbigu ku soo dhaweeyey dallada GURMAD oo ay ku bahoobeen aqoonyahanka gobollada galbeedka Somalialnd, taas oo ka dhacday magaalada Boorama maanta.