Daawo Gudoomiyaha ahna Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye oo Kormeer ku Soo Maray Suuqa Gobonimo

0
883

Gudoomiyaha ahna Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye oo Kormeer ku Soo Maray Suuqa Gobonimo

Gudoomiyaha ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa Maanta Kormeer ku soo maray Suuqa Ganacsiga ee Gobonimo ee Magaalada Hargaysa