DAAWO Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biix Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Gobolka Gabiley Iyo Dareenka Shacabka.

0
402

DAAWO Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biix Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Gobolka Gabiley Iyo Dareenka Shacabka.

Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminaho oo ka soo laabtay safar ay ugu maqnaayeen dalka Itoobiya, ayaa si ballaadhan loogu soo dhaweeyey Gobolka Gabiley iyo degmada Wajaale maanta, halkaas oo ay ku qaabileen kumanaan qof oo dadweynaha ku dhaqan gobolkaasi ah iyo masuuliyiin kala duwan oo xisbiga iyo xukuumadda Somaliland.
Haddaba, daawo qaybta koowaad ee sawirrada soo dhawaynta Guddoomiyaha iyo weftigiisa ee magaalada Tog-wajaale oo jidka wayn ee magaalada uu socod ku maray Gudddoomiyuhu, kadibna markii dambe uu dadweynaha khubad uga jeediyey fagaaraha khayriyadda Wajaale.

Image may contain: 11 people, crowd, tree and outdoor
Image may contain: 10 people, crowd, sky and outdoor
Image may contain: 7 people, crowd and outdoor
Image may contain: 8 people, people standing, sunglasses, crowd and outdoor
https://youtu.be/OiWeaCOq-qY