Daawo Halkan ka daawada waraysi ku saabsan heesaha carruurtu lagu maaweeliyo marka ay dhashaan ka dib ee ay yar yar yihiin

0
597

Halkan ka daawada waraysi ku saabsan heesaha carruurtu lagu maaweeliyo marka ay dhashaan ka dib ee ay yar yar yihiin. Cabdishakuur Xaaji Muxumed Muuse (Heersare) oo waraysigan la yeeshay Canab Guuleed Wan-weyn oo ka mid ah haweenka hal-abuurka ah ee weliba dhaqanka ku xeesha-dheer, ayaa waraysigani wuxuu xanbaarsan yahay qaar ka mid ah heesaha hooyooyinka Soomaalida qaar ka mid ah carruurtooda ku maaweeliyaan marka ay da’doodu yar tahay.
Halkan ka daawada waraysiga: