Daawo Haween Weynaha Xisbiga Kulmiye Ee Gobolka Gabiley Ayaa Munaasibad Soo Dhaweyna U Qabtay Gudoomiyaha Cusub ee Loo Soo magacaabay Garabka Haweenka Gobolka Gabiley Kaaba Hodan Jaamac

0
392

Haween Weynaha Xisbiga Kulmiye Ee Gobolka Gabiley Ayaa Munaasibad Soo Dhaweyna U Qabtay Gudoomiyaha Cusub ee Loo Soo magacaabay Garabka Haweenka Gobolka Gabiley Kaaba Hodan Jaamac
Gabiley (Warsugannews)-Haween Weynaha Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Gabiley Ayaa Maanta Munaasibad SI Heersare ah lo soo Agaasimay U QabtayGudoomiyaha Cusub ee Loo soo magacaabay Garabka Haweenka Xisbiga Kulmiye Ee Gabiley Ee Kaaba Hodan jaamaca Warsame waxana Munaasibaddan Goob Joog ka Ahaa Haween weynaha Xisbiga Kulmiye iyo Gudoomiyaha Ururka Qaranka Naw Haweeya cabdi kaahin