Daawo Hooyo 85 jir ah oo ka warantahay Xaalada Wiil ay dhashay oo 25 Sanno u jiifa Xanuun iyadoo aad arkayso Dhibta ay hooyadani qarsanayso balse ilmada haysan kari wayday

0
349

Hooyo Xalwo Warmahaye Khayre oo Da’deeda ku sheegtay 85 jir  oo ka warantay xaalada Maxamad Axmed Diiriye oo muddo 25 Sanno ah u jiifa Xanuun Asiibay. Hooyadaas oo degan xaafada Sheekh Cumar ee duleedka magaalada Hargeysa.
waxaanay hooyadani ka dayrisay xaalada nololeed ee innankeedani ku noolyahay wakhti xaadirkan iyadoo hooyadani ilmaynaysa oo aad ka arki karto Muuqaalka laga soo duubay, Shacbigana ka codsatay wax ay ku geyso Dhakhtar dibadeed.

 

<iframe width=”640″ height=”360″ src=”https://www.youtube.com/embed/3p5BkuwILVY” frameborder=”0″ allowfullscreen></iframe>