Daawo Jasiiradihii Khariirada Ka Qarsoomay (Xogta Dahsoon)

0
326

Hargeysa(WSN)Barnaamijkeenan Xogta Dahsoon waxaynu ku soo qaadanaynaa jasiiradihii ka qarsoomay khariirada ee cilmiga cusubina wax tafaasiil ah ka bixin kari waayey.