Daawo Maxay Mas’uuliyadeedii Qaran Kaga mashquushay? Bal nala Eeg (Xogta Dahsoon)

0
703

Hargeysa(WSN)Gabadha Raysalwasaaraha ka ah dalka Norwey ayaa ku mashquushay oo iska ciyaartay ciyaarta game-ka ah ee loo yaqaano Pok’emon xilli ay ka qaybgashay fadhi degdeg ah oo uu yeeshay baarlamaanka wadankeeda lagagana hadlayey xaalad muhiim ahayd.