Daawo Macnaha Kaadhka cagaaran ee Ciyaaraha laga Bixiyey (xogta Dahsoon)

0
379

Hargeysa(WSN)Barnaamijkeena Xogta Dahsoon waxaynu ku soo qaadanaynaa macnaha UU u Taagan Yahay kaadhka cagaaran oo markii ugu horaysiiyey loo taagay oo la siiyey Ciyaaryahan kubadda cagta ah.