Daawo Roodhida oo Talaagada Lagu Xafido Waxay Isu Bedeshaa Sun Dilaa ah (Xogta Dahsoon)

0
384

Hargeysa(WSN)Barnaamijkeenan waxaynu ku soo bandhigaynaa cadaymahii uu culimada caafimaadku ka ogaadeen in hadii Roodhida la geliyo talaagada qaboojiyaha ay isu bedelayso shay sun ah oo heer dhimasho sababi karta.