Daawo Magaalooyinkii Badda Hoos Maray, (Xogta Dahsoon)

0
362

Hargeysa(Warsugannews)Waxa suurogal ah in in badan oo inaga mid ahi maqleen magaalada Atlantsee caanka ahaan irtay ee la waayey taasoo ay liqday badweyntu, illaa maantana aan cidi helin welina ay socoto hawlihii baadhitaankeeda eek u saabsana halkii ay ku dambaysay.