Daawo Mahdi Foundation oo Deeq Raashin ah u Qaybiyey Qoysas danyar ah

0
621

Ururka samafalka iyo sadaqadaha ee xaaji Mahdi foundation ayaa deeq raashin ah gaadhsiiyey 150 qoys oo ka mid ah dadka danyarta ah ee ku nool Magaalada Hargaysa