DAAWO: Maxuu gadhku kuugu soo bixi waayey? (Xogta Dahsoon)‏

0
467

Hargeysa(WSN)Gadhka buuxa ayaa laga aaminsan yahay inuu qurux iyo sharaf u soo jiido ragga iyadoo ay jirto su’aal ay is weydiinayaan in badan oo ka mid ah dhalinyarada gashay Da’da qaangaadhka,kuwaaso oo aanu gadhkoodu si buuxda ugu  soo bixin.

<iframe width=”640″ height=”360″ src=”https://www.youtube.com/embed/mHpZHQLMjZE?rel=0″ frameborder=”0″ allowfullscreen></iframe>