Daawo: Muuqaal kooban oo aanu ka helnay xujaajtii ku nafwaayey cidhiidhi iyo isgarbin meel u dhaw magaalada barakaysan ee Maka

0
404

Dhimashada waxa hada lagu sheegay 453 qof
Dhaawaca auaa gaaray 719 ruux
Dhimashadan ayaa ka dhalatay is garbin ka dhacday meel u dhaw magaalada barakaysan ee Maka.sida ay sheegtay
Waaxda difaaca ee Sacuudiga oo Twitter kooda ku soo qoray shilkan oo ka dhacay Mina oo 5 Km u jirta nagaalada Makka
shilkan oo dhacday maalinta koobaad ee ciida Adhxa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here