DAAWO: Qasnadahii Dahabka ahaa ee Dayacmay, (Xogta Dahsoon)‏

0
273

Hargeysa(Warsugannews)qasnaduhu waa kayd ka mid ah hantidii quruumihii hore taasoo ku duugan dhulka hoostiisa oo ama la dayacay ama duruufo kale dartood lagu waayey, illaa maantana aan ka bixin dareenka aadamaha oo dadka qaarkiina ay doondoonayaan