Daawo Qisooyinka Quraanka (28) Gabagabo iyo mahadnaq‏

0
336

Hargeysa(Warsugannews)Aad iyo aad ayay ugu mahadsanyihiin walaalihii barmaamijyadii aan idiin soo diray sii fidiyay ama iyaguba daawaday , Allah khayr fara badan ha idin siiyo. Barmaamijkan kooban waa kalimad kooban oo aan ku soo gunaanadayo barmaamijyadaa. Dhamaanteenba Allah Soonka ha inaga aqbalo sidoo kalena intii gaadha Ciid mubaarik ah oo barakysan ayaan idiin rajaynayaa.