Daawo Qisooyinka Quraanka Qaybt16 – Ninkii Allah u nicmeeyay laakiin ka mahad niqi waayay

0
358

Hargeysa(Warsugannews)Barmaamijka 16 aad ee barmaamijyada qisooyinka Quraanka ee aan ugu talagalay bisha Ramadaanta waxa aan maanta ku soo qaadan doonaa dooda dhexmartay laba nin oo uu midkood Allah uu nicmo aduunyo siiyay lakiin aan ka mahad niqin iyo saaxibkiis oo in kasta oo aanu aduun badan haysan fahmay in aduunku yahay imtixaan. Fadlan daawo doodooda oo uu Ilaahay kaga sheekeeyay Suratul Kahaf, hadaad awoodona sii fidi.