Daawo Qisooyinka Quraanka Qaybtii 17aad – Qisadii nabi Muse iyo Khidir‏

0
365

Hargeysa(Warsugannews)Qisada sheekada dhexmartay nabi Muse iyo nabi Khidir waxa ay ka mitahay qisooyinka cajiibka badan ee Quraanka ku soo arooray. Barmaamijka 17 aad ee barmaamijyada Qisooyinka Quraanka waxa aan ku eegi doonaa qisadii Nabi Muse iyo Khidir ee uu Allah Quraanka kaga waramay .