DAAWO: Qoysas ka Go’doonsan Caalamka (Xogta Dahsoon)‏

0
434

Caalamkan aynu ku noolnahay ee ku tiirsan tiknoolajiyadda casriga ah ee Internet-ka, taleefoonada casriga ah, iyo agabka Computer-ku waxaa iska adag inaad rumaysato inay jiraan bulshooyin aan waxba kala socon noloshan cusub ee dunidu gashay, laakiin taasi waa mid xaqiiqo ah oo waxaa jira qabaa’il ku kala nool dacalada kala duwan ee dunida , kuwaasoo ka gooniyoobay bulshada caalamka inteeda kale kuwaasoo ku nool noloshii qaddiimka ahayd ee dunidu ku bilaabantay