Daawo : Ronaldo Oo Dib U Soo Ceshtay Xasuuta Free Kick Lagu Dhaliyo , Tababarkii Real Ayuu Mid Cajiib Ah ka Dhaliyay

0
421

Balse haatan waxa uu bogga Defensa Central baahiyay muuqaalka Ronaldo oo qaab Free Kick ah gool ku dhalinaya waxa uuna ku dhaliyay tababarkii Real ee ka horeeya kulanka beri .

Qaab wacan ayuu u dhaliyay goolkaas oo goolhayaha Real waa uu qaban waayay balse taageerayaasha Real ayaa ku rajo weyn in Ronaldo uu dib u soo cehsto xilli ciyaareedkaan farsamooyinkiisa uu ku dhalin jiray goolasha Free Kick-ka ah .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here