DAAWO: Sidee Ku Bilaabantay Taariikhda Hijriyadu (Xogta Dahsoon)‏

0
519

Hargeysa(WSN)Ka hor cahdigii uu khaliifada hayey cumar Bin Khadaab Muslimiintu waxay isticmaali jireen oo keliya taariik bilaha uun ku kooban sidii ay carabtuba tirsiga bilaha u isticmaali jireen islaamka ka hor.